Amiir Charles oo la shaaciyay in laga helay Caabuqa halista badan ee Caronavirus

Dhaxal sugaha Boqortooyada Uk Amiir Charles ayaa baaritaano lagu sameeyay lagu ogaaday in uu ku dhacay caabuqa halista badan ee Caronavirus sida lagu shaaciyay qoraal kasoo baxay Boqortooyada UK. War saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Clarence ayaa lagu sheegay in baaritaano lagu sameeyay dhaxa sugaha laga helay caabuqa Caronavirus, waxaana warka lagu sheegay in ay … Continue reading Amiir Charles oo la shaaciyay in laga helay Caabuqa halista badan ee Caronavirus